wargeyskadawan.com
Israa'iil oo Xidhey TV-ga Falastiiniyiinta
Ciidamada Israa’iil waxa ay xidheen telefishan ay lahaayeen Falastiiniyiinta oo ku yaala Daanta Galbeed. TV-gaa Yahuuddu waxay ku eedeeyeen inuu faafinayay warar naceyb abuuraya iyo kicin dad weyne…