wargeyskadawan.com
Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan Guubaabo Iyo Xog-waraysi Ah La Yeeshay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dalka
Hargeysa (Dawan):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay kulan uu ku guubaabinayay inay shacbiga cadaallad ugu garsooraan la yeeshay Guddoomiy…