wargeyskadawan.com
Xafiiskii Ugu Horeeyey Ee Dalka Jabuuti Ku Yeesho Somaliland Oo Laga Furay Hargeysa
Hargeysa(Dawan):- Xafiiskii ugu horeeyey ee safaaradda dawladda Jabuuti ku yeelanayso Somaliland, ayaa shalay laga furay caasimadda Hargeysa.