wargeyskadawan.com
Danjire Baashe Cawil Oo Ka Waramay Mashaariic Dawladda Imaaraadku Ka Saaciday Somaliland Iyo Cilaaqaadka labada Dal
Hargeysa(Dawan)- Md. Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa shaaca ka qaaday inaanu jirin masaalix wadanka Imaaraadka Carabtu ku doonayo bedelka mashaariicaha taageerada uu Somaliland ka fuliyo, balse yih…