wargeyskadawan.com
Neyroobi: Shirka Caalamiga ee Islaamka
Kulanweyne sanadle ah ayaa culimada islaamka uga socda magaaladan Nairobi. Shirka waxaa looga hadlaya arimaha xagjirnimada dhalinyarada. Culimo ka kala socota dunida dacaladeeda ayaa shirka ku fala…