wargeyskadawan.com
Dawladda Sweden Oo Sheegtay Inay 7 Milyan Oo Euro Oo Ugu Tallo-gashay Gurmadka Abaaraha Somaliland Iyo Magacyadda Ha’yadaha La Soo Mariyay
Stockholm(Dawan):- Dawladda Sweden, ayaa shaaca ka qaaday inay taageero balaadhan ka geysteen wax-ka-qabashada abaaraha ba’an ee ka taagan Somaliland iyo wadanka Soomaaliya, isla markaana dhaqaale…