wargeyskadawan.com
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Sheegay Inay Halis Ku Jiraan Ugu Yaraan 20 Kun Oo Qoys Oo Abaartu Ku Tabaaleysay Awdal Iyo Selal
Cabdiqaadir(Dawan):-“Waxyaabaha noogu daran ee aanu soo aragnay waxaa ka mid dadka soo guuray ee xooluhu ay ka baxeen oo ah sida reer magaalka hooyooyin caruurtoodu isku nuug tahay oo jilicsan oo d…