wargeyskadawan.com
“Cali Guray Anigaa Magacaabay Xisbigana Kuma Jiro Mana Haysto Kaadhkii Golaha Dhexe”
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa jawaab adag ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee xisbigaasi Cali Guray …