wargeyskadawan.com
Maxaa Loo Hirgelin Waayay Digreetadii Madaxweynuhu Dalka Kaga Mamnuucay Isticmaalka Bacaha?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu 2015/04/14/ soo saaray digreeto uu dalka kaga joojiyay isticmaalaha bacaha lagu adeegto, taasi oo lagu sheega…