wargeyskadawan.com
Tahriibayaal lagu soo Qariyay Shandado oo la Qabtay
Booliska dalka Isbeyn ayaa xidhay laba qof oo u dhashay dalka Moroko, kuwaas oo lagu eedeeyay inay isku deyeen in ay dad si sharcidaro ah ku geliyaan dalkaasi. Waxaa lagu qabtay iyagoo wada seddax…