wargeyskadawan.com
Guddiga Gurmadka Abaaraha Togdheer oo Kala Diray Raashin Loogu Talogalay Dadka Abaareysan
Burco (Dawan)- Guddiga gurmadka abaaraha ee gobolka Togdheer, ayaa shalay magaaladda Burco ka kala diray gaadiid siday raashin loogu talo-galay 3000 qoys oo ku nool degaamadda dhinaca waqooyi ee go…