wargeyskadawan.com
Suldaan Nadiif Saydh Jibriil oo Komishanka ugu Baaqay Inay Bulshada u Caddeeyaan Inaan Doorasho la Geli Karin
Hargeysa(Dawan)- Suldaan Nadiif Saydh Jibriil oo ka mid ah madaxdhaqameedka reer Somaliland,ayaa qaylo dhaan u diray saddexda gole qaran,xisbiyada Siyaasadda iyo guddiga doorashooyinka kana hadlay …