wargeyskadawan.com
Dadweyne Mudaharaad Kaga soo Hor-jeedsaday Taawar Cusub oo TELESOM ka Taagayso Xaafad ku Taalla Hargeysa
Hargeysa (Dawan)- Dadweynaha xaafada Gol-jano ee degmada 26-ka June ee caasimadda Hargeysa, ayaa laba jeer subaxnimadii Khamiistii iyo habeen hore ka mudaharaaday Taawar (Bir dheer) oo isgaadhsiine…