wargeyskadawan.com
Dabar Go’a Xooluhu Waa Aafo Qaran oo Ka Hor Tag Innooga Baahan
Mar kasta oo ay abaaro dalka soo maraan waxaynu arkaynaa in Xoolihii noolaa ee aynu dhaqanaynay ay u lee’ayanaan diifta abaarta soo food saartay ee la dariska noqotay. Hadaba maxaa xal waara looga …