wargeyskadawan.com
Dalka Masar oo Laga Helay 12 Qabri Iyo Guri oo ah Kuwii Fircoon Geli Jiray
Khubaro ka socotay wadanka Sweden ayaa markii ugu horeysay helay guryo iyo qabriyo ama xabaalo gaadhaaya ilaa 12, kuwaas oo ay isticmaali jireen Faraacidii dalkaasi ku noolayd, waxaanay guryahan iy…