wargeyskadawan.com
Islaamku Siduu u Daweeyay Werwerka?
Rasuulka Allah (scw) ayaa maalin Masaajidka ku arkay saxaabiga la odhan jiray Abu-Umaama oo fadhiya, waxaana uu ku yidhi: “Waxaan arkaa adigoo Masaajidka fadhiya iyadoon wakhtiga salaadda ahayn. Sa…