wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo TELESOM ku Tilmaantay Dhiig Miirato aan u Tudhayn Shacabka Danyarta ah
Hargeysa (Dawan)- Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cali Axmed Maxamed (Cali Dhagoole), ayaa shirkadda TELESOM ku tilmaamay in tahay shirkad dhiig miirato ah o…