wargeyskadawan.com
Culimada Caafimaadka Ilkaha Oo Soo Saaray Waqtiyada Ugu Wanaagsan Ee La Cadayi Karo Ilkaha
Culimada ku takhasustay caafimaadka ilkaha ayaa daraasad ay dhowaan sameeyeen ku sheegay inay jiraan laba waqti oo aad ugu fiican in la cadayo ilkaha, labadaas oo kala ah , waqtiga subaxdii iyo waq…