Send the following on WhatsApp
Continue to ChatDadka waxa u mudan , kan aan dadka ka hagran waxa gacantisa ku jir ee Aduunyo ah” “ Raac dariiq badbaadada oo yaanay ku dhibin dadka yar ee socda, iska jir dariiqa habawga oo yaanay ku hodin dadka badan ee socdaa” Fudayl Binu cayad “ Haddii dadka oo dhami xaqa ka shakiyaan, adigu keliga ku hadha” “ Dhulka kuma furto ciidan waxaan ku furtaa hadal wanaagsan” S.Al-Ayuubi “Farqiga u dhexeeya Arinta Riyada ah iyo tan Dhabta ah waa kelmada Shaqo” “ Dadka hadalka macaan laguma kasbado waa akhlaaq iyo shaqo fiican” M.Qasli “Wanaaji kan ku wanaajiya, hana xumayn kan ku xumeeyay” https://wargeyskadawan.com/2017/02/02/dadka-waxa-u-mudan-kan-aan-dadka-ka-hagran-waxa-gacantisa-ku-jir-ee-aduunyo-ah-raac-dariiq-badbaadada-oo-yaanay-ku-dhibin-dadka-yar-ee-socda-iska-jir-dariiqa-habawga-oo-yaanay/