wargeyskadawan.com
Dadka waxa u mudan , kan aan dadka ka hagran waxa gacantisa ku jir ee Aduunyo ah” “ Raac dariiq badbaadada oo yaanay ku dhibin dadka yar ee socda, iska jir dariiqa habawga oo yaanay ku hodin dadka badan ee socdaa” Fudayl Binu cayad “ Haddii dadka oo dhami xaqa ka shakiyaan, adigu keliga ku hadha” “ Dhulka kuma furto ciidan waxaan ku furtaa hadal wanaagsan” S.Al-Ayuubi “Farqiga u dhexeeya Arinta Riyada ah iyo tan Dhabta ah waa kelmada Shaqo” “ Dadka hadalka macaan laguma kasbado waa akhlaaq iyo shaqo fiican” M.Qasli “Wanaaji kan ku wanaajiya, hana xumayn kan ku xumeeyay”
Dalka Ingiriiska ayaa laga joojiyay xukunada dilka ah sanadkii 1953. Arintan ayaa ka danbaysay ka dib markii maxkamad dalkaasi ku taalla ay ku xukuntay deldelaad nin lagu magacaabo Jhon Evons iya…