wargeyskadawan.com
Shiinaha oo Hakinaya Waxyaabaha uga Yimaad Kuuriyada Woqooyi
Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inuu hakinayo dhammaan waxyaabaha looga keeno Kuuriyada Waqooyi. Ujeedada ayaa ah in xukuumadda Pyongyang cadaadis la saaro, ka dib markii gantaal ay tijaaabisay. Waxyaab…