wargeyskadawan.com
Somaliland oo Jabuuti Kala Wareegtay Raashin Loogu Talogalay 12 Kun oo Qoys oo Abaaruhu Saameeyeen
Hargeysa (Dawan)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna Guddoomiyaha guddida gurmadka abaaraha ayaa deeq raashin ah oo ay soo d…