wargeyskadawan.com
Muuse Biixi iyo Daahir Rayaale Maxay ka Wadahadleen?
Hargeysa(Dawan)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murashaxa madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay hadhimo-sharafeed gurigiisa ugu sameeyey madaxweynihii hore ee Somaliland …