wargeyskadawan.com
Telefishanka BBC-da oo Baahiyay Faa’iidooyinka Dhaqaale ee Somaliland ugu Jira Saldhiga Imaaraadka
London(Dawan)- “Faa’iidooyin badan ayey Somaliland ka heli doontaa heshiiska ay saldhig Millateri kaga siisay dawladda Imaaraadka Carabta magaalada Berbera,” sidaa waxa lagu sheegay warbixin lagu b…