wargeyskadawan.com
Jaaliyadda Imaaraatka oo Kulan ku Foolladeeyay Weftigii Somaliland u Qaabilsanaa Heshiiska Casriyaynta Dekadda Berbera
Dubai(Dawan)-Weftigii xukuumadda Somaliland ee u qaabilsanaa heshiiska balaadhinta dekada Berbera, ayaa shalay magaalada Dubia kula kulmay Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Imaaraatka carabta. X…