wargeyskadawan.com
Baaq Daalibaan u jeedisay Shacabka iyo Ciidankeeda
Hogaamiyaha Daaliban-ka Afghanistan, Hibatullah Akhundzada, ayaa ku tirtirsiyey dadka Afghanistan in ay dhir badan beeraan. Warbixin uu soo saaray ayaa ugu baaqday rayidka iyo dagaalyahannada kooxd…