wargeyskadawan.com
Jarmalka: Muhaajiriinta oo 10 Jeer la Weerarayay Maalintiiba Sannadkii 2016
Wasaarada Daakhiliga Jarmalka ayaa sheegtay in ugu yaraan 10 weerar maalintiiba lagu qaadayay muhaajiriiinta sannadkii 2016. Weeraradaas ayaa waxa ku dhaawacmay 560 qof oo ay ku jireen 43 carruur …