wargeyskadawan.com
Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran ee UK oo ka Digay Bannaan-bax Lagu Dhaawacayo Qaranimada Somaliland
London(Dawan)- Masuuliyiinta Saddexda xisbi ee KULMIYE, UCID, WADANNI iyo Jaaliyadda Somaliland ee dalka UK, ayaa wadajir ugu bayaamiyay inay ka soo horjeedaan, isla markaana aanay taageersanayn, u…