wargeyskadawan.com
Qori-Lugud: Qof Jaddeeco u Dhintay iyo Tirada Dad Xannuuno Kala Duwani soo Riteen
Qori-lugud (Dawan)- Hal qof ayaa u dhintay, saddex boqol oo kalena waxay u jiifan xannuunka Jaddeecada oo ka dilaacay degmada Qori-lugud ee gobolka Buhoodle, sida uu noo xaqiijiyay Guddoomiyaha de…