Hadalka Beenta Iyo Halista Uu Leeyahay

0
834

Saxaabiga C/raxmaan Binu Abiibakar (Rc) wuxuu yidhi Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi :” Ma idiinka waramaa denbiyada waaweyn, waxaanu ku nidhi Haa Rasuulkii Allow, Rasuulku wuxu yidhi “ Waa Allah oo loo shariik yeelo, iyo Waalidka oo caasi lagu noqdo, Rasuulku wuxu ahaa mid dengiiga, ka dibna wuu soo fadhiistay waxaana uu yidhi “Hadalka Beenta ah”  Wuxu ku celceliyay  hooyay waa hadalka beenta ah, waa hadalka beenta ah “ , ilaa aanu is dhi muu iska aamuso markii uu joojin waayay”

Hadalka beenta ee la samaynayo wuxuu dhibaato ku yahay diinta iyo nolosha bulshada, waana in qofka  muslinka ahi denbigaasi weyn iska ilaaliya , inuu isagu abuuro iyo inuu faafiyo labadaba.

Leave a Reply