wargeyskadawan.com
War Deg Deg Ah: Golaha Guurtida Somaliland Oo Saaka Mudo Kordhin U Sameeyey Xukuumada
Hargeysa (Dawan)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa kordhiyey muddo-xileedka Madaxweynaha iyo golaha wakiillada Somaliland ee wakhtigoodu dhammaaday.