wargeyskadawan.com
Wasiirka Daakhiliga oo ka Hadlay Shaqaaqo ka Dhacday Hargeysa, Caqabadaha Hor-taagan Fulinta Go’aamadii Sicir Bararka iyo Xaaladda Abaarta
Hargeysa(Dawan):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon), ayaa ka hadlay xaaladda abaarta ku habsatay Somaliland iyo siday u saamaysay …