wargeyskadawan.com
Dhul Go’ ku Dilay 48 Qof Duleedka Addis Ababa
Ugu yaraan 48 qof ayaa dhintay kadib markii uu la go’ay dhul uu ku yaal god weyn oo qashinka lagu qubo oo ah duleedka Addisababa. Sida ay sheegayaan saraakiishu tobanaan dad ah ayaa weli la la’y…