wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo ka Joojisay Xisbiga WADDANI Shir Lagu Kicinayay Dadweynaha
Hargeysa(Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ayaa joojisay kulan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI doonayeen inay shalay ku qabsadaan Huteelka Maansoor ee caasimada Hargeysa, oo ay k…