wargeyskadawan.com
Dayuurad Duqeysay Muhaajiriin Soomaali ah oo Saaraa Dooni
42 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa la dilay markii diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ay habeen hore ku weerartay doon ay saarnaayeen xeebaha dalka Yemen. Dad ka badbaaday weerarka ayaa sheega…