wargeyskadawan.com
Duqayn loo Gaystay Masaajid oo lagu Dilay 46 Ruux
Afartan iyo lix ruux ayaa dhintay kuwo kale oo badanna dhaawac ayaa soo gaadhay ka dib markii duqayn dhanka cirka ah lagu qaaday masaajid ku yaalla tuulo ay mucaaradku maamulaan oo ku taalla waqooy…