wargeyskadawan.com
“Waxaanu Qabanay Nin Lagu Eedeeyay Inuu Inan la Baxsaday, Laakiin Waxba Kama Jiraan Wixii Dadka Shakiga Gelinaya” Taliyaha qaybta Booliska Togdheer
Burco(Dawan)- Taliyaha Qaybta booliska gobolka Togdheer, Gaashaanle Dhexe, Cabdi Muuse Cabdilaahi, ayaa sheegay in guud ahaan gobolka Togdheer uu nabadgelyo yahay wax dhbaato ahina aanay ka jirin.…