wargeyskadawan.com
Qarax ku Dilay 23 Qof Caasimada Ciraaq
Qarax baabuur ayaa ugu yaraan 23 qof ku dilay islamarkaana 45 kale ku dhaawacay xaafadda Amil ee koonfurta galbeed ee magaalada Baqdaad, sida ay sheegeen saraakiisha dalka Ciraq. Kooxda Daacish aya…