wargeyskadawan.com
Xisbiyada oo soo Dhaweeyay Go’aamo ka soo Baxay Komishanka Doorashooyinka
Hargeysa (Dawan)- Saddexda xisbi qaran ee Somaliland, ayaa ka hadlay wakhtiga la bilaabayo qaybinta kaadhadhka codbixiyeyaasha iyo natiijadii diwaangelinta cod bixiyayaasha ee Komishanka doora…