wargeyskadawan.com
Wasiirro Kormeeray Banka Qool-caday oo Laga Qoday Ceel Biyood Xukuumaddu ku Guulaysatay Hirgelintiisa
Hargeysa (Dawan)- Wefti Wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayey Wasiirka Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shalay kormeeray Banka Qool-caday o…