wargeyskadawan.com
Dawlad Fasaxday ka Ganacsiga Xashiishadda
Dalka ku yaalla koonfurta America ee Uruguay ayaa noqday dalkii ugu horeeyey caalamka ee bulshadiisa u ogolaada ka ganacsiga iyo isticmaalka daroogada Xashiishada. Dawladda ayaa cadaysay in marka b…