wargeyskadawan.com
Dhakhaatiir ka Socda Wasaaradda Beeraha iyo Xoolaha Sucuudiga oo Baadhaya Tayadda Maxjarrada Somaliland
Berbera (Dawan)- Wefti dhakhaatiir ah oo ka socda Wasaaradda Beeraha iyo Xoolaha ee waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa markii ugu horreysay socdaal rasmi ah oo ku saabsan xaqiiqo-raadis k…