wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Raadinaysa Magdhowga 21 Qof oo ku Dhintay Xeebta Yemen
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay inay ka hawlgalayaan sidii ay u raadin lahaayeen magta 21 qof oo reer Somaliland ah oo ku dhintay weerarkii lagu duqeeyay dad ta…