wargeyskadawan.com
Dawlada Ruushka Oo Tijaabinaysa Maraakiib Barafka Si Fudud U Mari Karaysa Qaadina Karta Gantaalo Kala Duwan
Wasaaradda difaaca ee Ruushka iyo khubaro dhanka ciidamada ah ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey ku hawlanaa samaynta maraakiib loogu talo galay inay maraan meelaha barafleyda ah, sidoo kalena inay xa…