wargeyskadawan.com
Siddeed Wasiir oo lagu Eedeeyay Musuqmaasuq
Xukuumadda Barazil waxaa ruxay eedaymo cusub oo musuqmaasuq ka dib markii uu garsoore amray in baadhitaan lagu sameeyo siddeed wasiir iyo tiro xildhibaanno ah. Dadka liiskan ku jira waxaa ka mid ah…