wargeyskadawan.com
Taywan oo Mamnuucday in la Qasho Bisadaha iyo Eyda
Baarlamaanka Taywan ayaa meelmariyay sharci mamnuuc ka dhigaya in la qasho bisadaha iyo eyda ay dadka dalkaasi quutaan. Sharcigan ayaa sidoo kale dadka ka mamnuucaya marka ay ku safrayaan mootoo…