wargeyskadawan.com
Tuulo Da’ ahaan Jirtay 14,000 Sanno Oo Laga Helay Waqooyiga Maraykanka
Waxa markii ugu horeysay la helay tuulo da’ahaan aad u weyn , taas oo jirtay 14000 oo sanno, waxaana laga helay dhowaan tuuladan Waqooyiga Qaaradda Amerika gaar ahaana jasiiradda Triquet, taas oo…