wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Go’aammo ka Soo Saartay Dirirtii Koonfurta Sool Iyo Tallaabooyinka Laga Qaadayo Ciddii Jabisa
Hargeysa(Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aamo iyo amar ka soo saartay nabadeynta colaad soo noqnoqotay oo laba beelood oo walaalo ah ku dhex martay koonfurta gobolka Sool, ta…