wargeyskadawan.com
Gabadha Adduunka Ugu Dheer Iyo Ta Ugu Gaaban Oo Ka Wada Qayb Qaatay Aftidii Turkey-ga
Dhacdadii ugu cajaa’ibka badnayd ee warbaahinta caalamka soo jiidatay ayaa noqotay aftidii wadanka Turkey-ga oo ay ka wada qayb galeen gabadha caalamka ugu gaaban iyo gabadha caalamka ugu dheer. Ga…