wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Caddeeyay Inaan Coldoon Loo Xidhin Safarkiisii Muqdisho
London (Dawan)- Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ka hadlay dambiga loo haysta wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, waxaanu sheegay inaanu la xidhiidhin safarki…